Gabileynewsonline.com
Madaxweyne Somaliland oo Xadhiga ka jaray Mashaariic laga Hirgaliyey Miiska Saraakiisa
January 9, 2016 - Written by admin

Hargeysa(GNO)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ugu horayn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, ka dibna waxa uu kormeer guud ku sameeyey qaybaha kala duwan ee Ciidamada qalabka sida.

COMMENTS
Latest News