Gabileynewsonline.com
Talada Xildhibaan Jirde Siciid u Diray Gobolada Bari iyo Diiwaangelinta
January 13, 2016 - Written by admin

Xildhibaan Jirde Siciid oo ka tirsan Golaha Guurtiga JSL ayaa ka hadlay arimaha diiwaangelinta iyo qaadashada kaadhka cod bixiyayaasha, waxana xildhibaanku ugu baaqay guud ahaan  dadweynaha Somaliland, gaar ahaana gobolada Bari inay qaataan kaadhkaasi.

COMMENTS
Latest News