Gabileynewsonline.com
Masuuliyiinta Ururka Ogaal oo kullan La Yeeshay Maayarka Magaalada Hardenberg ee Dalka Holland kana Hadlay sidii Maayarada Somaliland Tababaro Loo Siin lahaa.
January 14, 2016 - Written by admin
12544634_1010948875643864_302090185_oHardenberg (GNO)-Masuliyinta Ururka Ogaal oo kala ah Mudane Ismaciil Maxamuud Boodbood Iyo Sahra Warabe Oo Kulaan Dhinacyon Badaan Taabanaya La Yeeshay Maayarka Dhawlada Hose Hardenberg Iyo Xoghayaha Dhawlada Hose Ee Hardenberg .
Sahra Warabe Iyo Ismaciil Boodbood Ayaa Kala Hadlay Maayerka Hardenberg Sidii Loso Casuumi Laha Dhawr Maayer oo Somaliland ka socda kuwaasi oo loo fidiyo Training Maamul Wanaaga Dhawladaha Hoose.
Masuliyintu Waxay Isku Afgarteen Sidi Loo Dardar Kaliin Laha Arintaasi.Waxa Kale Oo Kulan Ka Lagaga Hadlay Sidii Somalida Dagan halkan, Dhawlada Hose Ee Hardenberg Loo Shaqu Gayn Lahaa .

COMMENTS
Latest News