Published:

Deg Deg :- Gudoomiyaha xisbiga Waddani Oo Magacaabey Masuulyiin Cusub + (Sawiro). Hargeysa (Gabileynewsonline.com):- Gudoomxisbiga Mucaaridka ah ee Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland  Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu masuulyiin cusub xilal uga magacaabey xisbigaasi Waddani
Magacaabis ss

News Related