|
|||||
Gabileynewsonline.com
DAAWO; khudbadihii Madaxwaynaha Iyo Xubno Wasiirada Ka Tirsani ka jeediyeen Xaflada Qalin jabinta jaamacada Time-cade Ee Gobolka Gabiley Oo Dhamays tiran+ sawiro
September 1, 2016 - Written by adminGabiley {GNO}Madaxweynaha Qaranka Somaliland ahmed maxamed maxmuud siilanyo iyo Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Ayaa Si Diiran Loogu soo Dhaweeyey Magaalooyinka , Caabudla . Arabsiyo iyo Gabiley Safarka Madaxweynaha iyo waftigani uu Hogaanayo Ayaa u Jeedkiisu ahaa Ka Qayb Galka Qalanjabinta Dufcadii 4aad Ee Jaamacada Tima’ade Ee Gobolka GAbiley waxana Madaxweynaha Qaranka Somaliland Soo Dhawayntiisa ka Qayb Qaadanayeyy Maamulka Jaamacada Tima Ade , Maamulka Gobolka iyo Ka Degmada . Cuqaasha , Waxgaradka Salaadiinta , Dhalinyarada , Badiba Haldoorka Gobolka Gabiley Soo Dhawayntani Ka DIb waxa waftigani Loosoo Galbiyeye jaamacada Tima Ade ee Gabiley Oo Ay ka qayb Galayeen Qalanjabinta Jaamacada Tima Ade ee Gabiley waxana Munaasibadani Goob Joog u Ahaa Madaxweynaha qaranka somaliland Mudane axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo , Gudoomiayha XIsbiga Kulmiye Muuse Biix Cabdi , Wasiirka Wasaaradaha , Waxbarashada , warshadaha , arimaha Gudaha , Warfaafinta dhanqanka iyo Wacyi Galinta , Agaasimaha Madaxtooyada , Taliyaha Booliska Somaliland Fadal iiman Taliyayaasha Laamaha kala duwan ee Qaranka ,Cuqaasha waxgaradka , Saladiinta , Mayarka Degmada Gabiley maxamed aamiin cumar cabdi , Badhasaabka Gobolka Xamse Maxamed Cabdi Deeqsame , Xubno ka mida Golaha Deeganka GAbiley , Iyo Madaxweynaha Jaamacda Tima Cade Magan Yuusuf Magan ,iyo Ardayda ka qaljabintaysa Jaamacada
WARIYE AYAANLE GABILEYNEWSONLINE GABILEY OFFICE
COMMENTS
|
Latest News
|