Published:

Gabiley {GNO}Madaxweynaha Qaranka Somaliland ahmed maxamed maxmuud siilanyo iyo Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Ayaa Si Diiran Loogu soo Dhaweeyey Magaalooyinka , Caabudla . Arabsiyo iyo Gabiley Safarka Madaxweynaha iyo waftigani uu Hogaanayo Ayaa u Jeedkiisu ahaa Ka Qayb Galka Qalanjabinta Dufcadii 4aad Ee Jaamacada Tima’ade Ee Gobolka GAbiley waxana Madaxweynaha Qaranka Somaliland Soo Dhawayntiisa ka Qayb Qaadanayeyy Maamulka Jaamacada Tima Ade , Maamulka Gobolka iyo Ka Degmada . Cuqaasha , Waxgaradka Salaadiinta , Dhalinyarada , Badiba Haldoorka Gobolka Gabiley Soo Dhawayntani Ka DIb waxa waftigani Loosoo Galbiyeye jaamacada Tima Ade ee Gabiley Oo Ay ka qayb Galayeen Qalanjabinta Jaamacada Tima Ade ee Gabiley waxana Munaasibadani Goob Joog u Ahaa Madaxweynaha qaranka somaliland Mudane axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo , Gudoomiayha XIsbiga Kulmiye Muuse Biix Cabdi , Wasiirka Wasaaradaha , Waxbarashada , warshadaha , arimaha Gudaha , Warfaafinta dhanqanka iyo Wacyi Galinta , Agaasimaha Madaxtooyada , Taliyaha Booliska Somaliland Fadal iiman Taliyayaasha Laamaha kala duwan ee Qaranka ,Cuqaasha waxgaradka , Saladiinta , Mayarka Degmada Gabiley maxamed aamiin cumar cabdi , Badhasaabka Gobolka Xamse Maxamed Cabdi Deeqsame , Xubno ka mida Golaha Deeganka GAbiley , Iyo Madaxweynaha Jaamacda Tima Cade Magan Yuusuf Magan ,iyo Ardayda ka qaljabintaysa Jaamacada

S4190003 S4190002 14191924_1040371639410022_4223462401050655765_nS4190001S419000414199204_1040371709410015_1832515589022430810_n

14117897_1040370582743461_2667421205969834064_n   14199309_1040368306077022_2173978096410356995_n 14202499_1040369402743579_4455925353567342336_n 14212566_1040369966076856_7760323803104569661_n 14222125_1040369129410273_3091885689534453094_n 14224806_1040368379410348_8634861782989146433_n

WARIYE AYAANLE

GABILEYNEWSONLINE

GABILEY OFFICE

News Related