Published:

Shirkada Isgaadhsiinta Ee Telesom Ayaa waxay Uu Maamulka Jaamacada Tima’Adde University Ee Gobolka Gabiley Ayaa waxay Shaqo Wanaaga , ka qayb qaadashada Horumarka Jaamacada Tima Ade ee Gobolka Gabiley iyo U Dhiiranaanta Waxqabadka Gobolka GAbiley Waxay Maamulka Jaamacada Tima Ade ee Gabiley Bilad Sharaf Gudoonsiiyeen Gudoomiyaha Shirkada Isgaadhsiinta Ee Telesom Gobolka Gabiley .

Snapshot_24Snapshot_26Snapshot_2714218355_617692691734951_99075291_n14218562_617692711734949_290051512_n

Bilad Sharaftani Oo Uu Shirkada Telesom Gudoonsiyey Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Ahmed Maxamuud Siilanyo Waxaana Bilad Sharaftani Ay Maamulku Jaamacadu Sheegeen in ay Ku Gudoonsiiyeen Waxqabadka Ay Ku Mutaysteeen sida Dib U Dhiska Kaabadaha Jaamacada Tima Ade ee Gabiley , Ka Qayb Qadashada Munaasibadii  Qalanjabinta Dufcadiii 4aad Ee Ka Qalanjabisay Jaamacada Tima Ade iyo Dhiiri Galinta Ardayday Jaamacada .

Halkani ka Daawo Muuqalka:-

News Related