Daawo: Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo ku dhawaaqay Tirada qaadatay Kaadhkii Codbixinta
October 10, 2017 - Written by admin

Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ug dhawaaqeen liiska dadka isku diwaangaliyey cod bixinta doorashada Somaliland ee dhawaan dhici doonta.

Komishanku waxay sheegen in tirada rasmiga ah ee Codeynaysaa ay tahay Guud ahaan Somaliland 704,089 Qof kuwaasi oo qaatay kaadhkii codeynta.

COMMENTS
Latest News