Inaalilaahu wa inaa ilaahu raajicuun, Jaaliayda Somalida ee Wadanka Belgium waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa ehelkii, qarabadii iyo dhamaan ummada reer Somalilandna geeridii ki timid Caaqil Maxamed Biixi
January 26, 2018 - Written by admin

Inaalilaahu wa inaa ilaahu raajicuun, Jaaliayda Somalida ee Wadanka Belgium waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa ehelkii, qarabadii iyo dhamaan ummada reer Somalilandna geeridii ki timid Caaqil Maxamed Biixi,  waxaanan illahay uga baryeeynaa inuu naxariiatii Jano ka waraabiyo. Waxaanan si gaara uga tacsiyadeenaynaa Cabdikariin Maxamed Biixi, (Hassalt).

1. Cabdi ayaanle Ismail Abib
2. Maxamed Cabdiraxman Xuseen. Jakeed
3. Ahmed Jaamac Saxardiid
4. Ahmed Cabdilahi Cali
5. Mustafe Bidhaan
6. Cabdi shugri cabdi
7.Saciid shugri
8. Cabdisalaan Ismail Abib

Iyo dhamaan jaaliyada Soomalida ee ku nool Wadanka Belgium, waxayna illahay uga baryaayaa inuu marxuumkaa illahay u naxariisto.

COMMENTS
Latest News