Guddoomiye Cirro Oo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbigaasi
April 10, 2018 - Written by admin

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa u magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Xisbigaasi Siyaasiga Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa hore u ahaan jira xoghayaha Maaliyadda Ee XisbigaasiNo automatic alt text available.

COMMENTS
Latest News