DAAWO: Laba Askari Oo Ku Dhintay Magaalada Boorama Iyo Laba Kale Oo Dhaawacmay+ Sababta
April 12, 2018 - Written by admin

Salaanmedia.com)_ -Allaha ha u Naxariistee Laba Askari oo ka tirsan ciidanka Asluubta Gobolka Awdal ayaa ku dhintey Laba Kalana wey ku dhaawacmeen inta la Ogyahey, Shil gaadhi oo ka dhacey wadada cusub isku xidha xaafada Xaasaleyda iyo Magaalada Boorama.

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkan

COMMENTS
Latest News