Uurcadde oo Sheegayna Inuu Maxkamad La Tiigsan Doono Guddoomiye Cirro.
April 14, 2018 - Written by admin

Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, xoghayaha xisbiga WADDANI oo u muuqda inuu ku dedaalayo inuu sii huriyo khilaafka soo shaac baxay ee xisbiga WADDANI ayaa sheegay in haddii uu guddomiyuhu isku dayo inuu xoog kaga qaado xoghayenimada inuu maxkamadda iyo garsoorka ula gudbi doono.

COMMENTS
Latest News