” Daawo:-Boqor Buurmadow Waa Qaran Dumis Ee Deg Deg Ha Loo…
April 17, 2018 - Written by admin

Xildhibaan Nacnac oo ka mid ah mudanayaashagolaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ku baaqay in xabsiga la dhigo boqor Buurmadow oo uu sheegay in hadalo lidi ku ah Somaliland uu kajeediyey munaasibad dhaqan oo ka dhacdey magaalada Carmo ee maamulka Puntland

COMMENTS
Latest News