Dhakhaatiir Nin Ka Soo Saaray Lighterka Sigaarka Laga Shito Oo Uu…
April 18, 2018 - Written by admin

Dhakhaatiir Nin Ka Soo Saaray Lighterka Sigaarka Laga Shito Oo Uu…

Dhakhaatiir u dhalatay wadanka China ayaa ku guulaystay qaliin ay ku sameeyeen in nin 20 sano ka hor liqay  lighterka laga shito sigaarka.

ninkan oo ka waramay dhacdadan ayaa u sheegay Dhakhaatiirta in muddo hadda laga joogo 20 sano ka hor liqay Lighter, hasayeeshee aanu wakhtigaas oo dhan cidna la xidhiidhin.

waxa uu xusay in uu iminka aad u dareemay xanuun caloosha ah isla markaana saxaradiisa ay uu soo raaci jiray dhiig.

Dhakhtiirta ayaa sheegay in mar la isku dayay in laga soo saaro ninkan calooshiisa Lighterka uu liqay ay ku guul daraysteen, hasayeeshee markii danbe ay ku qaadatay in muddo ka yar 10 daqiiqo, sidaasna lagaga soo saaray lighterkaasi uu liqay 20 sano ka hor.

COMMENTS
Latest News