Go’aan Laga Gaadhay Kursigii Muranku Ka Taagnaa ee Golaha Wakiiladda Somaliland
April 30, 2018 - Written by admin
Home  News

Go’aan Laga Gaadhay Kursigii Muranku Ka Taagnaa ee Golaha Wakiiladda Somaliland

0
151
    

Wararkii Ugu Danbeeyay ee Ka Soo Baxay Xarunta Komishanka Doorashooyinka iyo Maxakamada Sare ayaa sheegaya in ay heleen Cida xaqa u leh buuxinta Kursigii uu muranka u ka taagnaa ee Golaha Wakiiladda Somaliland, kaas oo u dhaxeeyay Xuseen Axmed Caydiid iyo Maxamed Muuse Abees.

Warkan oo ay heshay Hadhwanaagnews ayaa sheegaya in Magaca Loo soo gudbiyay Buuxinta Booskii uu ka baxay Marxuum Ibraahim Axmed Haybe uu noqon doono Xuseen Axmed Caydiid.

Maxakamada Sare ayaa la sheegay in ay la xidhiidheen Xuseen Axmed Caydiid isla markaana ay u sheegeen in uu isu diyaariyo dhaarta Dastuuriga ah ee uu ku buuxin doono booskaasi. 

COMMENTS
Latest News