Waa Kuma Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliya
April 30, 2018 - Written by admin
Home  News

Waa Kuma Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliya

0
59
    

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta doortay Guddoomiye cusub, ka dib markii uu dhawaan xilkaasi iska casilay Guddoomyihii hore ee Xilkaasi hayay Maxamed CabdilaahI Jawaari.

Guddoomiyaha Cusub ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ku guulaystay Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan oo helay codad gaadhaya 147 cod, halka ninkii kula tartamayay oo ahaa Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow oo uu helay 118 cod.

COMMENTS
Latest News