Oday Da’ Ah Oo Xaaskiisa Oo Xanuun Ujiifta Dul Keenay Sarkaal…
May 6, 2018 - Written by admin

Oday wayn oo u dhashay  Pennsylvania ayaa Xaaskiisii oo xanuunsanaysa ku booqday Cusbitaalka.

Hadaba markii uu u tagay ayaa waxa uu soo baxay dibadda, waxaana uu yeedhay Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidmada Booliska, si uu ugu daweeyo Afadiisa.

ninkan oo ay da’diisu ahayd 84 sano, ayaa gacanta soo qabtay sarkaalkii ugu sareeya ciidamada Booliska ee deegaankaasi, waxaanu dul keenay afadiisii oo u jiifta xanuun asiibay, da’ ahaana la siman isaga.

ninkan odayga ah ayaa u sheegay sarkaalka Booliska in aanay haysanin cid u gagaarta, hasayeeshee sarkaalkii ayaa markiiba u sheegay in haddii uu gargaar u baahdo uu la soo hadlo, sidoo kalena mid ka mid ah baabuurtiisa ku wareejiyay si uu ugu shaqeeyo.

COMMENTS
Latest News