Wasiirka Maaliyada Oo Raali Galin Iyo Sixid Ku Sameeyey Hadalo Jiif Iyo Joogba U Diiday +[ Muuqaal ]
May 6, 2018 - Written by admin

Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland ayaa
waxaa uu sixid iyo raali galin uu ku sameeyey hadalo la sheegay in ay isaga dhawaan ka soo yeedheen isla markaana ay shacabka reer Laascaanood dhibsadeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News