Deg-Deg:- Abwaan Niciima Qorane Oo Dib Xoriyadeedii Loogu Soo Celiyey + Jeelka Gabiley Oo Ay Ku Xidhnayd + Daawo
May 7, 2018 - Written by admin

Waxa Abaaro 11 Subaxnimo Xoriyadeedii Loosoo Celiyey Abwaan Niciima Qorane Oo HOre Maxkamada Caasimada HArgasya Ku Xukuntay 3 Sano

Kadib markii Uu Dhawaan MAdaxweynaha Qaranku Uu Cafis U Fidiyey Waxa Saaka Si Rasmiay Loosii Daayey Xoriyadeedii Loogu Soo Celiyey Niciima Qorane Oo Ku Xidhnay Jeelka Magaalada Gabiley Waxana Hadda Qoyskeedii u Qaadeen Casimada SOmaliland Ee Hargaysa

 

 

COMMENTS
Latest News