Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Magaca Shirkadii Shidaalka Xun Dalka Keentay
May 8, 2018 - Written by admin

Wasiirka wasaarada ganacsiga
Somaliland Maxamuud Xassan Sacad ( Saajin ) ayaa waxaa uu maanta shaaciyey magaca shiradii dalka keentay shidaalka xun waxaana uu sheegay in shirkadaasi ay tahay shirkada Red Sea .

Wasiirka ayaa sheegay in shirkadaas iyoShaybaadhkii shidaalkaas xun soo daayeyba ay ku ganaxeen lacag dhan Midkiiba$355,500 (Saddex Boqol , Shan iyo Konton iyo Shan Boqor Oo Dollar )

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News