NoloshaHadaf Ma KaLeedahay?
May 11, 2018 - Written by gabiley office

InbadanOoDadkaKa mid ah  NasiibDaroWaxayNoloshooduKuluntaaYididiiloLaakiinMalahaQorshe Ku dhisanDaraaasad Si ay Yididiiladaas U RumeeyaanTaasOo Kale WaxaInooCadeynayaTusaalehaHoos Ku Qoran.

Shiine

WaxaJireyLaba Nin OoShaqaaleKa ah shirikaadkaDhismaha, ShirkadiiWaxay U dirteysi ay U sooHagaajiyaan Mid Ka mid Ah DushaSareEeguriKamidaGuryahaMarkiiLabadiishaqaale Ay SooGaadheenWiishKii ay DushaSare Ku FuuliLahaayeenAyaaWaxayIdhaha Ku dhufteenBoodh ay Ku qoranTahay (WiishkuWuuCadilanYahay) Waa ay JoogsadeenWaxoogaaIyagaooKaFikirayaWixii Ay SameynLahaayeenLaakiinsiDhakhso ah Waxay U Go,aansadeenInayJaranJaradaFuulaaninkastaOoUuGuriguKaKoobnaaAfartanDabaq ,Way fuuleenIyagaOoAlaabtoodiinaDhabarkaKuwata, DedaalFarabadan Iyo WakhtiKa Dib UguDambayn Waa Ay GaaadheenDushaSareMarkaasuu Mid WalbaKa kale Fiiriyey, Mid Ka Mid ah ayaaKii Kale Ku yidhiWaxanKuuHayaaLaba War Oo Kala Duwan Mid Waa Mid FarxadLehMidna Waa Mid Xun.

 

SaaxiibKiiayaaYidhi:warkaFiican Ii SheegMarkaHore

SaaxiibkiayaaYidhi: BishaareysoUguDambeynWaxaanSoogaadhneyGurigiidushiisiiSareKaasiwaaWarkaFiican

Saaxibkii Kale ayaaYidhi : I sheegWarka kale eeXun.

SaaxiibkiiayaauguJawaabeyFooqaniMaahaKii La RabeyInaanHagaajino.

HadabaQisadanMaxaaLoogaJeedaaMaxanseKaQaadaneynaa ?

NasiibDaroDadkaQaarbaaNoloshoodu Ay La Mid TahaySidaLabadanShaqaaleOo Kale WuuDedaaliWuuDhididiUguDambeyntiina Wax Natiijo ah GaadhiMaayo.

Maxaayeelay ?MaxaySidaasi Ku dhacdey ?

JawaabtuWaxayTahay Si Fiican Uma QorsheysanIntaAanuShaqada Ku Dhaqaaqin

Naftiisa Uma SameyninbarnaamijuuKagaJawaabosuaalahaHoos Ku Qoran

MaxaanDoonayaaMarkaHore ?

COMMENTS
Latest News