Inna lillahi wa inna ileyhi raajicuun,tacsi tiiraanyo,leh
October 12, 2018 - Written by maxamed jeex

Inna lillahi wa inna ileyhi raajicuun,tacsi tiiraanyo,leh 

Inna lillahi wa inna ileyhi raajicuun, tacsi tiiraanyo leh waxaa maanta ku geeriyootey magaalada Lyon ee dalka France. Marxuumada Kafia Omar Awaleh… décédée aujourd’hui à Lyon en France. 

Ilaahay ha u naxariisto marxuumada janatu farduwsana eebe hageeyo amen eheladeedii iyo caruurteedii,walaalaheedana samir alle hasiiyo amen marxuumadaas oo aad looga yaqaaney dalka Djibouti iyo somaliland ba.gaar ahaan waxaan si gaah ah u tacsiyeyneynaa wasiirka Mohamed omar Awale iyo Eng mahamud Omar Awale oo ay walaalo yihiin marxuumada hadaan nahay aqoonyahanadii beelaha maxamed-case ee kala jooga Djibouti,somaliland,nordamerica,Europe,wadamada carabta Waxaanu leenahay dhamaantayo nafwalba wey dhiman ee eebe ha,u naxariisto marxuumada.amen amen amen…

COMMENTS
Latest News