Dadka Qayila ee Shaaha Kulul ee Caanaha Leh Caba Oo La Ogaaday In Ay U Nugul Yihiin Kansarka
November 16, 2018 - Written by admin
Home  News

Dadka Qayila ee Shaaha Kulul ee Caanaha Leh Caba Oo La Ogaaday In Ay U Nugul Yihiin Kansarka

0
41
    

Machada qaran ee Cudurka Kansar ee dalka Kenya ayaa warbixin uu soo saaray waxaa lagu sheegay in dadka ku qayila Biyaha shaaha Kulul iyo caanaha zaa’idka ee tirada badan ay keento cudurka Cancer-ka.

Dadka qayila ee ku nool kenya ayaa badsada qaarkooda ama dabeecad ay u tahay in ay qaataan waxyaabaha Vitaminada ay ku jiraan ama iyo shaaha kulul.

Degaanada ugu daran ee dadka qaba cudurka Cancer-ka ayaa cilmi baaristan ku sheegtay gobolka waqooyi bari oo soomaalida degto iyo gobolka Rift Valley.

Cudurkaan oo dhibato ku haya muwaadiniinta kenya ayaa waxaa la sheegay in dad qaba ee u geeriyooda uu ka haleelo Naasaha Caloosha iyo qeybaha kale ee kaadi mareenka Raga.

Caanaha oo maalinkii in ka baxsan xadka loogu tala galay laga cabo ayaa warbixinta machadka Cancer-ka kenya uu soo saaray waxaa lagu sheegay in ay qaeyb ka tahay.

Kenya oo laga keeno qaadka ugu badan ee la keeno dalka ayaa sanadihii la soo dhaafay waxay warbixino caafimaad oo qatar ah ka soo saaraysay dadka isticmaala qaadka iyo maandooriyaha kale ee ku nool dalkeeda.

Source: Universaltv

COMMENTS
Latest News