Madaxweyne Biixi Oo sanad Ka Dib Safar Ugu Baxay Gobolada Bariga
November 18, 2018 - Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Mudo Sanad ah Oo Uu hayay Xilka Madaxtinimada Somaliland Saaka Safarkiisii Ugu Horeeyay Ugu Baxay Gobolada Bariga.

Madaxweynaha oo sii Mari Doona Magaalada Berbera ayaa ku sii hakan Doonq Burco, Hasayeeshee lama oga in uu u sii dhaafi Doono Dhinaca Magaalooyinka Ceergaabo iyo Laascaanood.

Magaalada Burco waxa uu xadhiga Ka jari Doonaa Dhisme Jeel Wayn oo laga hir geliyY Magaalada Burco.

In kasta oo ay dadka siyaasada iyo Hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi Dhaliilaa ay sheegayaan in aanay xukuumadiisu Waxba Qabanin sanadkii ay jirtay, Hadana waxa laga war sugayaa jawaabta uu ka Bixin Doono.

COMMENTS
Latest News