Hambalyo hambalyo hambalyo Dhalasho farxad leh.
December 31, 2018 - Written by maxamed jeex

Hambalyo hambalyo hambalyo Dhalasho farxad leh.

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh. hambalyo Waxaan halkaan hambalyo dhalasho farxad leh ugu diraynaa Walaakey Bahdon Djama marwadiisa Marwo Omar Hussein Tani oo wiil ugu dhashay magaalada Djibouti. 

Waxaana hambalyadan diraaya anigoo ah maxamed jeex yoonis,iyo dhamaan asaxaabteyda ila joogta magaalada borama iyo waliba saaxiibkey xaamud Ibrahim oo nooga yimidey dalka Djibouti.

Waxaana  loo bixiyey Abdirahman Bahdon kuna dhashey wadanka Djibouti Waxaan Alla ugu baryeynaa inuu ku soo barbaariyo jaceylka diintiisa, waalidkiisa, dadkiisa iyo dalkiiisa. Waxaan leenahay marlabaad wiilka dhashay ku soo barbaar Caafimaad , nabad iyo Barwaaqo. Aamiin Aamiin Aaamiin yaarabi.

By maxamed jeex

Borama somaliland.

COMMENTS
Latest News