Wasiirka Waraafinta Dhaqanka Iyo Wacayi Galinta Somaliland Md Abdirahman Abdillahi Farah (guribarwaqo) Ayaa Ka Anba Baxay Dalka Ingriiska Halkaas Oo Ku Yeeshey Kulmo Xasaasiya
January 13, 2019 - Written by admin
wasiirka wasaarda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi galinta
Somaliland Md Abdirahman Abdillahi Farah (guribarwaqo) ayaa ka anbabaxay 
Dalka Uk Kadib markii uu Wasiirku kusugnaa muda Todobaad Ah.

wasiir Guribarawqo ayaa intii uu joogey dalka Uk waxaa kulmo layeeshey 
Xubno ka Tirsan dawalada Ingriska oo kamid Yahay Ergeyga dowlada 
ingriiska u qaabilsan Somaliland Mr Stuart Brown, Sidoo kale Haydo 
madaxbaanan.

Kulamdii uu wasir guribarwaqo layeeshey Dawalada Ingriiska ayaa qaar 
kood lagu shaaciyey saxafada Halka Kulmada Qaarna saxaafadu Dibeda ka 
joogtey kuwaaso badi kadhacay wasaarada arimha dibeda Iyo xarunta 
Madaxtooyada Ingriiska.

Waa markii u horeysey ee Masuul sare oo kasocda dalka Somaliland kulmo 
noocan oo kale ah uu layeesho dawalada Ingriiska taaso kusoo beegantey 
todobadkii hore markii uu somaliland booqdey wasiirka gashandhiga Dalka 
Ingriska Mr Gavin Williamson.

Dawlada Ingriiska ayaa aad u daneyneysa Wakhtigan xadirka ah Dalka 
Somaliland Waxaaney shegeen ilo xogagaal ahi iney dooneyso Dawalada 
Ingriisku iney Somaliland Xeebaheeda sidoo kale Beriga ku yeelato 
saldhigyo Meletry,waana Dowlda Kaliya ee ku jirta Golaha Amaanka 
Qaramada Midoobey Balse aan saldhiyo meletry Ku lahayn Xeebta dheer Ee 
bada Cas.

Tvsle London.

COMMENTS
Latest News