Gabileynewsonline.com
Wakiilka Somaliland ee Dalka Holand Amb Maxamed Yuusuf Buux oo Tacsi Geerida Marxuum Oday Abiib Guray
January 14, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Haldoornews):- Wakiilka Somaliland ee Dalka Holand Amb: Maxamed Yuusuf Buux ayaa Tacsi u diray Qoyski iyo Qaraabadii Marxuum Abiib Gurey oo ka mid ahaa Odayaasha magaca weyn ku leh Guud ahaan Gobolka Gabiley.

Amb Maxamed Yuusuf oo Qoraal kooban oo uu soo dhigay Bogga uu ku leeyahay Facbook waxa uu yidhi.

“Innaa ilalaahi wa Ina ilaahi raajicuun ilahay naxariistii janno ha ka waraabiyo marxuum Oday Abiib Guray oo xalay ku geeriyooday magaalda Gabiley dhamaan ehel iyo qaraabana Samir Iyo iimaan ka inaga siiyo Amiin”

COMMENTS
Latest News