Gabileynewsonline.com
Hambalyo Meher Wacan: Samatar Cumar Warsame (Dhagsamo) iyo Shugri Xasan Cabdi Oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa
February 21, 2019 - Written by admin

Maamulka iyo Hawlwadeenada Warbaahinta Haldoornews Waxay Hambalyo Kal iyo laab ah Udirayaan Meherka: Samatar Cumar Warsame (Dhagsamo) iyo Shugri Xasan Cabdi Oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa, Waxaanu ugu Ducaynayaa in Illaahay Kala Siiyo Ubad Khayr Qaba. aamiin.

COMMENTS
Latest News