Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Dr.maxamed-rashiid sh xasan oo ku geeriyoodey magaalada Hargeisa shaley galinkii danbe.
February 22, 2019 - Written by maxamed jeex

Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Dr.maxamed-rashiid sh xasan oo ku geeriyoodey magaalada Hargeisa shaley galinkii danbe.

Kadib salaadii maqrib markii laga soo baxay caawa saacada Hargeysa ayaa waxa lagu soo booday oo geeriyooday Dr Maxamad Rashiid Sh Xasan oo si wayn looga yaqaano dhulka somalida.Wuxuuna ahaa wariye caan ka ah meel kasta oo ay soomaali joogto,Waxaan tacsidan u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Ilaahay ha u naxariistee Marxuumka .

Haddii alle idmo waxa lagu aasi doonaa maalinta berri ah salaada Jimcada kadib qabuuraha Baqiic ee magaalada Hargeysa.

Ilaahay waxaan ka baryaynaa in uu marxuumka naxariistiisa ku galado, ehelka iyo qaraabada uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Inna Lillahi Wa Inna Ilayhi Raajicuun..amen amen amen 

By maxamed jeex 

Borama somaliland 

COMMENTS
Latest News