Gabileynewsonline.com
Gabadh Uu sheekh Aadan Sunne Dhalay Oo sheegtay In Hooyadeed La Xidhay
March 5, 2019 - Written by admin

Maanta waxaanu ahayn agoon aan abohood dhiman
*Caawana waxaanu noqonay rajo ay hooyadood nooshahay
*Duludaa u jeedadeedu waxay tahay
*Laba sanadood iyo badh aabahayo uu xidhanyay
*Aragtidiisana waxaa noogu horaysay daraad markii la keenay dhakhtarka manhal
*Isagoo calooshu dooxantahay imikana waxa uu ku oodanyahay
*Daar aan naga fogayn mana arkikarno
*Calooshuna way ka laalaadaa
*Galabtana ayaa hooyadayo garmaqaatayaashu (ciidamada) Aabahayo
*Hore u xidhay ayaa naga dhex qaatay
*Waxanu nahay awlaad madluumiina
*Shareecada kitaabka iyo sunada bartay
*Wadnka Somaliland lagu dhalay una dhashay
*Waxaanu nahay duriyad xalaala
*Oo dad diin iyo gobonimo lagu hubaa ay dhaleen
*Gunimo ma gayno haybad baanu leenaha
*Xishmad baanu hu wanaa
*Cafaafbaa noo gasiina Cafaafbaa baanu sidanaa
*Warac xalaal quutoa ayaanu nahay
Ilaahayaw adigaanu ku rumaynay *rasuulkaaga ayanu raacnay
Waanu kuu soonay oo waanu kuu salaadnay
Ilaahayay miyay garnoogu leeyihiin
Inay na aabo ti raan oo na hooyo tiraan
Oo na argagax galiyaan allahayaw gargaarkaagaanu sugaynaa حسبنى الله ونعم الوكيل

Maysuun Sheekh Aadan Sunne

COMMENTS
Latest News