Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Marxuumada saynab xaamud muumin oo ku geeriyoote y magaalada Hargeisa shaley oo jimce ahayd .
March 9, 2019 - Written by maxamed jeex

Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Marxuumada saynab xaamud muumin oo ku geeriyoote y magaalada Hargeisa shaley oo jimce ahayd .

Kadib salaadii jimce ayaa lagu aasey qabooraha ku yaala galbeedka magaalada borama innaa lilaahai wa inna ileyhi raajicuun .marxuumada waxaa si wayn looga yaqaaney magaalada saylac iyo magaalada borama.

Marxuumada waxaa aad looga yaqanaa dhulka guud ahaan gobolka Awdal.

Waxaan tacsidan u dirayaa  ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdey marxuumada saynab xaamud muumin oo  shaley aas qaran loogu sameeyey magaalada borama.

Ilaahay ha u naxariistee Marxuumka .

Ilaahay waxaan ka baryaynaa in uu marxuumada naxariistiisa ku galiyo janatu fardusa.ehelka iyo qaraabadiina ay ka baxdeyna samir iyo iimaan ka siiyo amen.

Inna Lillahi Wa Inna Ilayhi Raajicuun..amen amen amen 

Si gaar ah waxaan tacsidan u direynaa adeer kayo general Abdi kheyre Dugsiiye ( Aroweello) iyo dhamaan qoyska reer Abdi kheyre Dugsiiye ( Aroweello)

Dadka tacsidan diraaya waxay kala yihiin.

1- Maxamed jeex yoonis 

2- xasan jeex yoonis 

3- xuseen jeex yoonis 

4- maxamuud muuse yoonis 

5- syaad Daahir camuud 

6- mustafe muumin muuse geele 

7- sahal Abdilahi Diiriye ( wadad yare)

8- Xildhibaan xasan muxumed cumar 

9- Xildhibaan mukhtaar cabdilaahi Du,aale (indho sheeg)

10- Xildhibaan Daahir barkhad cali (Daaliye)

11- siyaasi Axmed ismail 

12- Xildhibaan Ibraahim Axmed liiban 

13- xuseen jaamac Diiriye (boonta)

By maxamed jeex 

Borama somaliland 

COMMENTS
Latest News