Weftigii Uu Hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Dubai
March 9, 2019 - Written by admin

ku tegay dalka Imaaraadka Carabta ayaa caawa fiidkii waxay gaadheen magaaladda Dubai.

Waxaana weftiga madaxweynaha Somaliland halkaas si diiran ugu soo dhaweeyay madax iyo masuuliyiin ka tirsan dawladda isu-taga Imaaraadka Carabta.

Daawo Sawirradii Soo Dhawaynta

COMMENTS
Latest News