Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Somaliland Oo Gaadhay Gabiley
March 13, 2019 - Written by admin

Guddoomiyaha maxkamadaa sare ee Somaliland ahna gudoomiyaha Maxkamada dastuuriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo ay weheliyaan Garsoorayaal, Xeer Ilaalayaal iyo qareeno, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley.

COMMENTS
Latest News