Gabileynewsonline.com
‎إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY. Waxaa xaley magaalada berbera ku geeriyoodey alle ha u naxariiste marxuum XASAN CABDI XASAN XADI Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa, maayarka magaalada borama & qoyskiisa oo uu ka baxay marxuum xasan cabdi xasan xadi oo xaley ku geeriyootey magaalada berbera . Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii marxuum XASAN CABDI XASAN XADI oo xaqii ku yimidey kuna geeriyoodey xaley magaalada berbera waxaanu leenahay إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ Waxanu Allaha naxariista badan uga baryeynaa inuu Janatal Firdawsa ka waraabiyo; eheladiisa iyo qaraabadiisa iyo asxaabtiisana ka siiyo samir iyo iimaan Amen amen amen.
June 3, 2019 - Written by maxamed jeex

إِنَّالِلّهِوَإِنَّاإِلَيْهِرَاجِعونَكُلُّنَفْسٍذَائِقَةُالْمَوْتِثُمَّإِلَيْنَاتُرْجَعُونَ  INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY. Waxaa xaley magaalada berbera ku geeriyoodey alle ha u naxariiste marxuum XASAN CABDI XASAN XADI Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa, maayarka magaalada borama SALEEBAAN XASAN XADI  & qoyskiisa oo uu ka baxay marxuum xasan cabdi xasan xadi oo xaley ku geeriyootey magaalada berbera

. Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii marxuum XASAN CABDI XASAN XADI oo xaqii ku yimidey kuna geeriyoodey xaley magaalada berbera waxaanu leenahay إِنَّالِلّهِوَإِنَّاإِلَيْهِرَاجِعونَكُلُّنَفْسٍذَائِقَةُالْمَوْتِثُمَّإِلَيْنَاتُرْجَعُونَ

Waxanu Allaha naxariista badan uga baryeynaa inuu Janatal Firdawsa ka waraabiyo; eheladiisa iyo qaraabadiisa iyo asxaabtiisana ka siiyo samir iyo iimaan Amen amen amen.

COMMENTS
Latest News