HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYADA KU SAABSAN MUNAASIBADDA CIID-AL-FIDRIGA AYAAN WAXAAN U DIRAYAA DHAMAAN UMADA ISLAAMKA. BY MAXAMED JEEX
June 4, 2019 - Written by maxamed jeex

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYADA KU SAABSAN MUNAASIBADDA CIID-AL-FIDRIGA AYAAN WAXAAN U DIRAYAA DHAMAAN UMADA ISLAAMKA. BY MAXAMED JEEX

Assalamu calaykum wa raxmatullaahi wa barakaatu. Maanta waa maalin weyn oo qiima ku leh caalamka islaamka.

Munaasabadda ciid-al-fidriga waxaan hambalyo iyo boogaadin u dirayaa dhammaan ummadaha islaamka meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan waxaan munaasibaddan hambalyo iyo boogaadin u dirayaa umada soomaaliyeed.

Gaar ahaan shacbiga Somaliland oo aan Ilaahay uga baryayo in uu soonka iyo cibaadadii bisha Ramadaan inaga aqbalo, sannadkan sannadkiisana innagu gaadhsiiyo nabad, bash-bash iyo barwaaqo, inta bugtana ka dul qaado xanuunka.

Si gaar ah waxaan u hambalyeynayaa shacabka reer awdal oo aan leeyahay ilaahay barwaaqadaas & nabadaas aan ku jirno ha,inoogu wado amen.

Ugu danbeyntii , waxaan idiin leeyahay Ciid Mubaarak, Kullu Caam wa antum bilkhayr.

Hambalyo.. Hambalyo..Hambalyo.”.

Dhinaca kale munaasibada  Ciidal fitriga waxaan hambalyeynayaa caruurteyda oo degan dalka Belgium ,hooyadood & Hooyadey ,qaraabadeyda ,asaxaabteyda ,dhamaan inta magacayga , muuqaygaba taqaan waxaan leenahay Ciid Mubaarak kulu caamu wantum bi khayr.

By Maxamed jeex

Maxamed-1970@hotmail.com

Borama Somaliland

COMMENTS
Latest News