Gabileynewsonline.com
Qaadatay Ardayda Wax Ka Barata Jaamacada Edna + Sawirro
July 9, 2019 - Written by admin

Dr. Edna Adan Ismail ayaa maanta kulan isugu jiray Xog waraysi, talo bixin iyo dardaaran layelatay Kuliyadaha kala duwan ee jaamacada EDNA ADAN UNIVERSITY.
Dr. Edna Adan aya ardayda kuboorisay inay Ku Dadaalaan culuumta ay baranayaan sidii ay meel Fiican uga gaadhi lahaayeen ugana fogaan lahaayen wax kasta oo sharaf daro kunoqon kara ardaynimadooda.


Sido kale waxa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha jaamacada EDNA ADAN UNIVERSITY PROF.Mohamed Mihile Boqore oo isna hadalo amaan iyo dardaarana uso jeediyay ardayda jaamacada EAU, waxa isna madasha kahadlay gudomiye kuxigenka maamulka, maliyada iyo horumarinta jamacada EAU PROF. Mustafe Hassan Daahir oo isna dhankisa kahadlay geedi socodka jaamacada EAU ugu dambayntina la dardaarmay.
Qaar kamida ardayda ayay usuurto gashay inay su’aalo waydiyan DR. Edna Adan Ismail iyado dhamaan uga jawaabtay ardayda.
Image may contain: 3 peopleImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and indoorImage may contain: 5 people, people standing and indoorImage may contain: 2 people, indoorImage may contain: 1 person, indoorImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 3 people, people smilingImage may contain: 10 peopleImage may contain: 7 people, people smiling, people standing and people sittingImage may contain: 6 people, people standing and indoorImage may contain: 10 people, people standing and indoor

COMMENTS
Latest News