Gabileynewsonline.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Britain
July 23, 2019 - Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Britain

0
318
Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha JSL
    

Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, wuxuu dhambaal hambalyo iyo boogaadin ah u dirayaa Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee Britain Boris Johnson oo maanta oo Salaasa ah 23.07.2019,loo doortay xilka hogaamiye-nimo ee dalkaas.

Madaxweyne Biixi  ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay ayaa u dhigana sidan hoose.

Muse Bihi Abdi@musebiihi

Republic of Somaliland and its people congratulates @BorisJohnson on becoming the new Conservative Party Leader and Prime Minister of the United Kingdom. We wish our long term and historic friend and ally of the UK all success and prosperity under the leadership of Boris Johnson.

COMMENTS
Latest News