Gabileynewsonline.com
Adeegaay… Walaashaa Nimco… Nacabku Yuu Idin Kala Dilin
July 30, 2019 - Written by admin
  • Today

  • Yesterday

  • This week

Trading Tactics

Top CEOs Investing: Belgian Man Quits Job in 1 Mo.It’s the #1 money tip for Belgian people in 2017, says world famous investor…
Adeegaay… Nimco… Yaanu Nacabku Idin Kala Dilin
  • Gaadhhaye SLN
    Jul 29 at 4:49 AM
    1 attachment
    Adeegaay… Walaashaa Nimco… Nacabku Yuu Idin Kala Dilin
    images (80).jpg

    Adeega Yaasiin Way Ogtahay Inaanay Nimco Dhalin Hooyadeed Iyo Aabaheed,10 Sano Horteed Ayay Ku Kala Hagaageen Arrintaas ,Ee Sababta Ay Maanta Ugu Soo Laba Kac Leeyeen Iyada Iyo Odayaasha Gabooye Waxaan Filayaa Inay Ka Tahay Nimco Fadeexadiya Oo Xaalad Abuur U Samee, ..

    Bal Fiiri; Waxaa Is Diida Oo Yidhaahda Maxarim Ayaynu Kala Nahay.Walaalo Dhab Ah Oo Hooyo Iyo Aabe Wada Dhaleen, ‘Kadibna Waxay Kala Maraan Banaanka Weligoodna Isma Sheegtaan Is Mana Qasbaan..

    Waxaa Is Dayriya Waalid Iyo Wiilkiisii..Banaankay Kala Maraan Ismana Sheegtaan…Soomaalida Kale Iska Dhaafoo Qabiilka Ay Kasoo Jeedaan Kuma Dhahaan Walaalkay Ama Aabahay Ayaa I Diidan Ee Kaalaya Ii Qasba…

    Kolkaa Waa Yaabe Hadaanay Adeega Iyo Odayaasha Gabooye Ujeeddo Kaleeto Wadanin Oo Aanay Xaajadu Ahayn Inay Fadeexadiyaan Fanaanadaas Nimco Ee Ay Hore U Sheegeen Inay Soo Korsadeen..Isla Markaana Doonaynin Inay Mediaha Kula Wareegaan Isaaq Ayaa Gabadh Naga Qaadaya..

    Toban Sano Horteed Ayaa Jaraaidka Hargaysa Iyo Meel Kastaba Lagu Bandhigay Sheekadan Oo Ay Ku Kala Hagaageen Ee Maxaa Waqtigan Soo Celiyay….

    Adeega Yaasiin Sawtii Xiligaas Wargeysyada Iyo Mediaha Ka Sheegtay Inay Soo Korsadeen Lkn Ay Walaasheed Nimco Ka Codsanayso Inaanay Xidhiidhka Iyo Waxtarka Ka Goosan,Maadaama Ay Soo Koriyeen Waxna Soo Bareen Oo Ay Xaq Isku Leeyihiin ..

    Adeegaay Baroortu Orgiga Ka Weyn …Maxaa Yeelay  Walaalkaagii  Runta Ahaa Oo Ku Diiday Ayaanad Daba Cararteen..Oo Damiirkaagu Ku Siiyeen Inaad Daba Oroddo.Sida Dhaqanka soomaalidu U Badan yahay…Ee Waxaan Odhan Lahaa Xaajadu Xaqiiqada Waxay Ku Dhaanto Ma Laha…Nimcona Maanta Waa Qof  Weyn  Waxaa Jira Wax U Muuqda Oo Aan Dadka Kale La Ogayn , Iyadaa Cid Walba Nafteeda Uga Xog Ogaalsan,Waa Qof Aan Jaahil Ahayn Oo Wax Baratay,  Adna Waad Dareemaysaa Oo Intay Ogtahayba  Waad Ogtahay, Xaq Baana  Isku Leedihiin …Ee Wax Isu Hambaysta Oo Dad Kaleeto Yaanay Kala Dilin Walaal Nimadiinii  .Iyo Milgihii Aad Isku Lahaydeen,Sidan Aad U Dhaqmaysana  Kala Fogaansho Mooyee  Kalgacayl   Kama Dhalanayo

COMMENTS
Latest News