Gabileynewsonline.com
“Guud Ahaan Xukuumada Kulmiye Tan Iyo Tii Horeba Waxaanu Leenahay Ha Ku Galina Taariikhda Kulmiyow Xisbigii Qoomu Luudka Taageeri Jiray”Yuusuf Shaacir”Daawo Muuqal
September 4, 2019 - Written by admin

Guud ahaan xukuumada Kulmiye tan iyo tii horeba waxaanu leenahay ha ku galina Taariikhda Kulmiyow Xisbigii Qoomu Luudka taageeri jiray”

Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdule (Shaacir) oo ka hadlayay Xarunta Dhaqanka Hargeysa ayaa ku dhaliilay Xukuumada in ay wax ka qaban waayeen ficilo ay ku kacday xaruntaasi oo ay kamid yihiin marti galin ay u fidisay Wiil reer Botoswaana ah oo la sheegay in uu u Ololeeyo dadka isku Jinsiga ah Abwaanka ayaa u waramayay Telefishanka Eryal, balse Xarunta oo hore wax looga waydiiyay arintaasi ayaa sheegtay Wiilka ay soo casuumeen in ujeedadoodu ahayd uun in uu soo bandhigo Filin uu ka sameeyay Botoswaana ee aanay shakhsiyadiisa aad u baadhin.

 

 

 

COMMENTS
Latest News