Gabileynewsonline.com
Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Marxuumada sahra Qaadi Axmed oo ku geeriyootey magaalada Burco maanta.
September 4, 2019 - Written by maxamed jeex

Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Marxuumada sahra Qaadi Axmed  oo ku geeriyootey magaalada Burco maanta.

innaa lilaahai wa inna ileyhi raajicuun .marxuumada waxaa si wayn looga yaqaaney magaalooyinka burco & laascanood.

Marxuumada waxaa aad looga yaqanay gobolada togdheer & Sool.

Waxaan tacsidan u dirayaa  ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdey marxuumada Sahra Qaadi  Axmed  waxaa   aas qaran loogu sameyn donaa magaalada burco ee gobolka togdheer.

Ilaahay ha u naxariistee Marxuumka .

Ilaahay waxaan Uga baryaynaa in uu marxuumada naxariistiisa ku galiyo janatu fardusa.ehelka iyo qaraabadiina ay ka baxdeyna samir iyo iimaan ka siiyo amen.dhamaan waxaan ka tacsiyeyneynaa reer Mohamed Abdirahmana iyo caruurtiisa ay ayeeyo u ahayd & reer Qaadi Axmed melkasta ooo ay jogaanba.

Inna Lillahi Wa Inna Ilayhi Raajicuun..amen amen amen.

Si gaar ah waxaan tacsidan ugu dirayaa sxbkay Mohamed Abdirahman ( jacket ) oo ay ahayd hooyadii marxuumadu .

Dadka tacsidan diraaya waxay kala yihiin.

By maxamed jeex

Borama somaliland

COMMENTS
Latest News