Gabileynewsonline.com
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Horumarinta Warbaahinta Ah
September 21, 2019 - Written by admin

-Dawlada Somaliland iyo dalka Itoobiya ayaa kala sexeexday heshiis ku saabsan iskaashiga  dhinaca warbaahinta  ah.

Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta jsl maxamed muuse diiriye iyo saraalkiil ka tirsan wasaarada oo maalmihii udnbeeyay safar shaqo ku joogay caasimada dalka itoobiya ee Adisababa ayaa heshiis ku saabsan iskaashiga horumarinta warbaahin la sexeexday mareeyaha wakaalada warbaahinta dalka itoobiya,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka

 

COMMENTS
Latest News