Gabileynewsonline.com
Waan Ka Noqday Go.aankii Aan Kaga Qeyb Gali Lahaa Caleema Saarka Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe Aniga Oo Utaanusalay Qarankay Iyo Shacabkay Somaliland”Xildhibaan Nasir Xaaji cali Shire”Daawo Muuqal
October 6, 2019 - Written by admin

-“Waan Ka Noqday Go.aankii Aan Kaga Qeyb Gali Lahaa Caleema Saarka Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe Aniga Oo Utaanusalay Qarankay Iyo Shacabkay Somaliland Oo U Arkay Inay Dhaawac Iyo Dhiig Bax Kutahay Qaranimada Somaliland Inaan Caleema Saarkaas Ka Qeyb Galo In Badanina Ila Soo Xidhiidheen Aadna Igala hadleen Arinkaas.
Shacabka Iyo Maamulka Jubalandna Way Ku Mahad Sanyihiin Marti Qaadkii Ay Noo Sameeyeen Waase Aanu Ka Cudur Daranaynaa Ka Qeyb Galkaa
“Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News