Gabileynewsonline.com
Xildhibaan Waabeeye: “Kulmiye Wuxuu Ka Xanaaqi Jiray [Amniga Ilaaliya]”
October 7, 2019 - Written by admin

Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo ka hadlayay arimaha nabad geliyada, ayaa waxa uu sheegay in Xisbiga Kulmiye uu ka xanaaqi jiray “Amniga Ilaaliya”.

Xildhibaan Waabeeye oo hadal ka jeediyay madal kulmisay Siyaasiyiinta dalka ayaa ka waramay erayo badan oo uu ka xanaaqi jiray Xisbiga Kulmiye.

 

COMMENTS
Latest News