Gabileynewsonline.com
Guddoomiyhaa Waddani Oo Dhaliilay Ansixintii Komishanka Cusub
November 13, 2019 - Written by admin

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ku eedeeyay xukuumadda madaxweyne Biixi in ay caadaysatay ku xad-gudubka shuruucda dalka iyo kala qaybinta shacabka.

C/raxmaan Cirro, waxa uu sheegay in nidaam sharciga ka baxsan uu madaxweynuhu u soo maray xulista xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka.

Dhegayso Guddoomiyaha Waddani oo BBC u Waramay:

 

COMMENTS
Latest News