Gabileynewsonline.com
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Digniin Culus Udiray Jabhad Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Buuhoodle.
January 10, 2020 - Written by admin

Ciidamada qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay gobolka sool oo maalmihii udanbeeyay ku jiray kormeer iyo hawlo ay ku dar dargalinayaa ilaalinta abniga gobolka ayaa digniin culus udiray jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay degaanka buuhoodle.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

COMMENTS
Latest News