Gabileynewsonline.com
Maxbuuska Katirsanaa Daacishta Somaliya Oo Xabsiga Muqdisho Ku Geeriyooday
January 10, 2020 - Written by admin

Maxbuus ku eedaysnaa in uu katirsan yahay ururka daacish mudona ku xidhnaa xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho ayaa ku dhex dhintay xabsiga iyadoo la sheegay in marxuumkana mudo xanuunsanayay basle ay masuuliyiinta xabsiga diideen in la geeyo dhakhtarka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News