Gabileynewsonline.com
Cabdiraxmaan Cirro Iyo Wasiir Xukumada Muuse Biixi Katirsan Oo Goob Fagaare Ah Hadalo Kulul Isku Dhaafsaday
January 13, 2020 - Written by admin

)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Toorno ayaa fagaare isku dhaafsaday hadallo weerar iyo difaac ah kadib markii wasiirku ka cawday hadallada mucaaradka. Guddoomiye Cirro ayaa xukumaddii ugu xadhigga badnayd ee dhaawaca ugu weyn gaadhsiisay dimuqraadiyadda Somaliland ku tilmaamay xukumadihii Kulmiye.

 

 

COMMENTS
Latest News