Gabileynewsonline.com
Siyaasi Ramaax Oo Ka Hadlay Xadhigiisii, Sheegayna In Uu Xaqdaro Ahaa
January 17, 2020 - Written by admin

Siyaasi Ramaax Oo Ka Hadlay Xadhigiisii, Sheegayna In Uu Xaqdaro Ahaa

0
28
    

Hargeysa,(HargeisaPress)-Siyaasi Maxamuud cali hayste ramaax oo mudo 20cisho ka badan ku xidhaa magaalada hargaysa ayaa sheegay in xadhigiisu ahaa mid sharcidaro ah islamarkaana ka baxsan habdhaqanka masuuliyadeed

Sidoo kle siyaasi ramaax ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne iyo maxkamada sare.

COMMENTS
Latest News