Gabileynewsonline.com
War Degdeg ah: Axmed Safiina Oo Iska Casilay Xilkii Uu Ka Hayay Xisbiga Waddani
January 19, 2020 - Written by admin

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka aqbalay  Xoghayihii arrimaha carabta iyo wadamada Islaamka ee Xisbigaasi Axmed Safiina oo soo gaadhsiiyay warqadiisa iscasilaadda.

COMMENTS
Latest News