Gabileynewsonline.com
Jaaliyada Reer Holland oo DiraysaTacsi Tiiraanyo
January 28, 2020 - Written by admin
Annagoo kala ah:
1.Cali Maxamed Xaruuri
2.Caydiid Muxumed Cabdi
3.Rashiid Jaamac Hayaan
4.Khaliif Ibraahim Cali
5.Keyse Xasan Gaboobe
6.Ridwaan Negeeye
7.Mustafe Negeeye
8.Cabdiraxmaan Aaddan Iimaan
9.Hodon Yoonis
10.Nimco Yuusuf Jaamac
11.Ammaal Cali Aadan
12.ifraaxa Axmed Dhagaweyne
13.Kaltuun Cabdillaahi
14.Faisa Salim
iyo dhammaan Jaalliyadda Dacarta iyo Gebiley ee Deggen Dalka Holland
waxaannu tacsi tiiranyo leh u diraynaa Reer Cabdillaahi Abusite, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid
A.H.U. Marxmuum Xaji Axmed Xaaji Cabdillaahi Abusite oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.
Waxaan  Marxuumka ilaahay uga baryeynaa inuu Jannaddii Fardowsa ka waraabiyo,
reer Cabdillaah Abusite, Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay a samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin

COMMENTS
Latest News